Quraan (Holy Quran in Somali) sur PC image

Télécharger Quraan (Holy Quran in Somali) sur PC


  • Catégorie: Book
  • Version actuelle: 1.2
  • Dernière mise à jour: 2016-06-14
  • Taille du fichier: 8.21 MB
  • Développeur: Tatsiana Shukalovich
  • Compatibility: Requis Windows 11, Windows 10, Windows 8 et Windows 7

Télécharger l'APK compatible pour PC


Télécharger pour Android Développeur Rating Score Version actuelle Classement des adultes
↓ Télécharger pour Android Tatsiana Shukalovich 1.2 4+

Quraan (Holy Quran in Somali) pour PC: Comment télécharger et installer sur un PC Windows

         

Rechercher des applications PC compatibles ou des alternatives


Logiciel Télécharger Rating Développeur
pour PC 2 Quraan (Holy Quran in Somali) Obtenez l'app PC /5
la revue
Tatsiana Shukalovich

Sinon, suivez les instructions ci-dessous pour utiliser Quraan (Holy Quran in Somali) sur PC:

En 4 étapes, je vais vous montrer comment télécharger et installer Quraan (Holy Quran in Somali) sur votre ordinateur :


1: Téléchargez un logiciel d'émulation

Un émulateur imite/émule un appareil Android sur votre PC Windows, ce qui facilite l'installation d'applications Android sur votre ordinateur. Pour commencer, vous pouvez choisir l'un des émulateurs populaires ci-dessous:

  1. Nox App
  2. Bluestacks
Windowsapp.fr recommande Bluestacks - un émulateur très populaire avec des tutoriels d'aide en ligne


2 : Installez le logiciel de l'émulateur sur votre ordinateur

Si Bluestacks.exe ou Nox.exe a été téléchargé avec succès, accédez au dossier "Téléchargements" sur votre ordinateur ou n'importe où l'ordinateur stocke les fichiers téléchargés.

  1. Une fois trouvé, cliquez dessus. Le processus d'installation va commencer.
  2. Acceptez les conditions d'utilisation/le contrat de licence et suivez les instructions à l'écran.


3: Installez Quraan (Holy Quran in Somali) sur PC à l'aide de l'application Emulator

Lorsque l'émulateur est installé, ouvrez l'application et saisissez Quraan (Holy Quran in Somali) dans la barre de recherche ; puis appuyez sur rechercher. Vous verrez facilement l'application que vous venez de rechercher. Clique dessus. Il affichera Quraan (Holy Quran in Somali) dans votre logiciel émulateur. Appuyez sur le bouton "installer" et l'application commencera à s'installer.


Quraan (Holy Quran in Somali) Sur iTunes


Télécharger Développeur Rating Score Version actuelle Classement des adultes
Gratuit Sur iTunes Tatsiana Shukalovich 1.2 4+

Quraan (Holy Quran in Somali) Logiciel Aperçu

Kitaabka Quraanka kariimka ah ee Ilaahay (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) waxaa lagu magacaabaa Al-Furqaan, kaasi oo ah tilmaamid ("al-huda"), xikmad, xasuusinta Alle ("al-dikhri"), iyo mid samada sare laga soo diray ("tanziil").  Quraanka kariimka ah waa hadalka Ilaahay (ﺍﻟﻠﻪ) kaas oo malaga Jibriil u soo gudbin jirey Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) wakhti 23 sano ah, oo ku bilaabmaysa Diisembar 22keedii sanadkii 609 C.D (Ciise Dabadii), wakhtigaas oo nebigu ahaa 40 jir, ilaa markii taariikdhu ahayd 632 Ciise Dabadii, oo ku beegan sanadkii Nabi Maxamed Mohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h) geeriyooday.  Kitaabka Quraanka waxaa loo kala saaraa, guud ahaan, labo qeybood oo kala ah Makki[5] (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebiga Mohamed peace be upon him.svg intii uu magaalada Makkah joogay) iyo Madani (oo ah Quraanka ku soo dagay Nebi MuxamedMohamed peace be upon him.svg wakhtigii uu magaalada Madiina deganaa).  Quraan Quraanka Kariimka (carabi: ﺍﻟﻘﺮﺁﻥ; ingiriis: Koran) waa kitaabka Alle ﺍﻟﻠﻪ (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi MaxamedMohamed peace be upon him.svg (n.n.k.h), kaas oo ku qoran luuqada carabiga.  Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed, isla markaana wuxuu kala saaraa runta iyo beenta; mugdiga iyo iftiinka; janoda iyo cadaabta; ifka iyo aakhiroda.  Kitaabka Quraanka ah dhexdiisa waxaa ku xusan dhamaan taariikhda, nolosha, tilmaamida iyo hogaanka, wixii horey u dhacay, waxa dhici doona, nolosha dunida, nolosha aakhiro, maalinta qiyaame iyo xisaabta, iyo dhamaan macluumaadka nooleha.  Suurad kasta iyo aayad kasta oo ka mid ah kitaabka Quraanka Kariimka ahi wax ayay tilmaamaysaa isla markaana faraysaa ama ka reebaysaa dadka.  Ereyga quraan waxaa kitaabka Quraan laga dhex helaa 70 jeer, kuwaasi oo qaarkood yihiin ficil (verb) iyo magac (noun) ah qaraa (ﻗﺮﺃ) oo macnaheedu tahay "akhriyey" ama "la akhriyey".  Kitaabka Quraanka wuxuu saldhig u yahay diinta Islamka dhamaanteed.  Quraanku wuxuu ka kooban yahay boqol toban iyo afar Suuradood kuwaasi ooy ugu horeeyso suurada Al Faatixa (mahnaheedu tahay fur-furitaan ama "bilaabid") oo ka samaysan 7 aayadood ilaa laga gaadho suurada 114 ee Al-Naas (macnaheedu yahay dadka) oo ka kooban 6 aayadood.  Intaasi waxaa dheer, Quraanka oo lagu akhrinayo luuqada carabiga ayaa waxa la akhriyaa wakhtiga la tukanayo salaadaha.  Si kastaba ha ahaatee, bisha Ramadaan dadka muslimiinta ahi waxay dhamaystiraan akhrinta dhamaan Quraanka ayagoo ku tukanaya salaada tarawiixda.  Intaasi kuma eeka qeybaha Quraanku ee waxaa kitaabku u sameeysan yahay nidaam loo yaqaano suurado, kuwaasi oo loo sii kala saaro aayado.  Jiijiidida iyo qurxinta codka marka la akhrinayo Quraanka waxaa loo yaqaanaa towjiid.  Wadajirka Quraanka iyo Xadiisku waa sharciga saxda ah ee Alle ugu tallo galay in aadamahu isku maamulaan, waxaana loo yaqaanaa Sharciga Shariicada.  Qofka xafida 114ta Suuradood ee Quraanka waxaa loo yaqaanaa Xaafid.  Qoraalka Quraanka kariimka ah qarnigii 11aad waqooyiga Afrika.  Sidoo kale, Ilaahay (s.w.t) wuxuu ugu tallo-galay in kitaabku noqdo mid hogaamiya nolosha dadka.  Quraan waa kiitaabka Illahey ee saldhiga u ah diinta Islaamka ee dadka muslimiinta ahi ku xidhan yihiin.  Quraan waa hadalka ilaaheey mana aha mid la sameeyey ama la abuuray waa waxyi ka yimid xagga rabbi. 

keyboard_arrow_up